ePrivacy and GPDR Cookie Consent management by TermsFeed Privacy Policy and Consent Generator
Benvenuti nella libreria online Tektime
Categorie
PACCO REGALO EBOOK
offerte Speciali
Maanta Waan Dhimanayaa-Doorashooyinka Nolosha

Maanta Waan Dhimanayaa-Doorashooyinka Nolosha

Autore: Ken Luball
Codice Prodotto: 5723
Disponibilità: Disponibile
2,99€
-+
E-BOOK - ISBN: 9788835443650

Maanta waan dhimanayaa: Doorashada noloshu waa buugga 1 ee ”Tetralogy-ka Baraaruga”. Waxay raacdaa safarka nolosha ee Rue iyo Hagaheeda Ruuxiga ah, Bodhi. In kasta oo Rue ay ku noolayd nolol “liibaan” ah, ay hodan ahayd, caan ahayd, lahayd qoys iyo hanti badan, haddana way toostay oo waxay ogaatay macnaha dhabta ah ee nolosha…Maalinta ay dhimanaysay.

Dhammaanteen waxaan nahay ruux biliaadan oo ku jira safarka aadanaha. Rue waxa uu ku qaatay 85-kii sano ee la soo dhaafay in uu ku noolaado waxa dunidu u tixgeliso nolol ‘guulaysatay. In kasta oo ay leedahay qoys iyo maal badan iyo caanimo, Rue waxa ay toostay subax ka mid ah subaxaha iyada oo maqashay codka Bodhi, Hagaha Ruuxeeda, oo tusaysa sida ay nolosheeda u madhan tahay. Adduunyada ay `Ego/Nafta` ku tahay wehelkayaga ugu qaylada badan iyo Hagaha koowaad, la soco Rue nolosheeda sida ay ugu dambeyntii u toostay oo ay ogaanayso Macnaha dhabta ah ee Nolosha… Maalinta ay Dhimanayso. Maanta waan dhimanayaa: Doorashada noloshu waa sheeko ruuxi ah oo raacaysa labada waddo ee kala duwan ee mid kasta oo inaga mid ah uu heli karo inta uu nool yahay; Jidka la bartay ee Egoda ama nafsiyanka ah ama jidka Ruuxa daa`imka ah. Kani waa buuga 1 ee ku jira Tetralogy-ka Baraaruga, buug ruuxi ah oo baraarujin ah, oo uu soo diyaariyay Bodhi, Hagaha Ruuxa, ujeeddadiisuna tahay in la wadaago farriinta jacaylka iyo rajada aan shuruudda lahayn ee adduunyada oo inta badan ay baabba`do cabsida, nacaybka, iyo nacaybka.

Fascia età lettore
Fascia età Qualsiasi età
Formati libro
Formati epub, mobi (Kindle)
Lingua libro
Lingua Somalo
Parole libro
N. parole 31921
Traduttori
Traduttore SHANKAROON

Scrivi una recensione

Nome:


La Tua Recensione: Nota: Il codice HTML non viene tradotto!

Punteggio: Negativo           Positivo

Inserire il codice nella casella seguente:

Continua
Tektime Bookstore © 2024