ePrivacy and GPDR Cookie Consent management by TermsFeed Privacy Policy and Consent Generator
Benvenuti nella libreria online Tektime
Categorie
PACCO REGALO EBOOK
offerte Speciali
Khayaaliga Farxada-Jaceylka Laga Dooranayo Cabsida

Khayaaliga Farxada-Jaceylka Laga Dooranayo Cabsida

Autore: Ken Luball
Codice Prodotto: 5712
Disponibilità: Disponibile
2,99€
-+
E-BOOK - ISBN: 9788835443698

” Yaa fiirinaya riyada wax ka baxsan.Yaa guddaha u muuqda qof baraarugsan.”Carl Jung Farxada Khayaaliga ah;Ka doorbidida jaceylka cabsida waa buugaag 4 ah ee ”Tetralogy-ka Baraaruga”. Buugani waxa uu daaha ka qaadayaa wadooyin badan oo been abuur ah oo loo maro nolosha oo aan mari karno iyo sida aan ku heli karno nabad gudaha iyo ujeedada nolosheenna.

” Yaa fiirinaya riyada wax ka baxsan.Yaa guddaha u muuqda qof baraarugsan.”Carl Jung Farxada Khayaaliga ah;Ka doorbidida jaceylka cabsida waa buugaag 4 ah ee ”Tetralogy-ka Baraaruga”. Buugani waxa uu daaha ka qaadayaa wadooyin badan oo been abuur ah oo loo maro nolosha oo aan mari karno iyo sida aan ku heli karno nabad gudaha iyo ujeedada nolosheenna. Marka xiriirka aan la leenahay adduunka inagu xeeran uu ku dhismo muraayad cabsida leh, Socdaalkeena Nolosha inta badan wuxuu dareemi karaa cidlo iyo dulmi. Dhibaatooyinkeennu waa kuwo aan dhammaad lahayn, shandaddeennu waa culus yihiin, oo inta badan noo horseedda in aan dhisno caqabadaha gudaha, oo naga ilaalinaya dhaawacyada niyadeed. Hase yeeshee caqabadahan la midka ah waxay sidoo kale u adeegaan inay naga go`doomiyaan wax kasta oo nagu wareegsan, oo ay ku jiraan nafteena runta ah. Dhalanteedka Farxadda waa buug ruuxi ah oo muujinaya sida jacaylka cabsida loogu qabo, jooji raadinta macnaha iyo farxadda gudaha iyada oo loo marayo hawlaha dibadda iyo xiriirka adduunka; halkii aad ka raadin lahayd gudahaga.

Fascia età lettore
Fascia età Qualsiasi età
Formati libro
Formati epub, mobi (Kindle)
Lingua libro
Lingua Somalo
Parole libro
N. parole 32012
Traduttori
Traduttore FARAH ADEN OMAR

Scrivi una recensione

Nome:


La Tua Recensione: Nota: Il codice HTML non viene tradotto!

Punteggio: Negativo           Positivo

Inserire il codice nella casella seguente:

Continua
Tektime Bookstore © 2024